Part 4

raaxo ayaa soo markii aay soo wacday gacaliyaheeda waxaa dhax martay sheekadaan xiisaha leh
Raaxo: macaanka see i tahay , kana raali noqo in aan xalay kula hadli wayay oo telfoonka aabo baa sugayay
cabaas: hadii aadba i dhahday macaanka , wixii aan niyada kuugu hayay oo xumaan ahaa waanba iska ilooway somahan , ee ka waran adiga xaalkaada , maxaa iska kaa badalay
raaxo: macaanka in aan kuu xiisay uunbaa jirto ee galabta suuragal ma tahay in aan wada kulano
Cabaas: haa , balse waa in aad i sheegtaa wixii adiga iyo Najmo idiin dhax maray
Raaxo: macaanka , wax kaa qarsan ma jiraan , waxkasto oo la sheegane waa ka muhiimsan jaceylka aan adiga kuu qabo
Cabaas: calaa iyo xaal waxaan diyaar u ahay in aan kaa saarto wixii qalad ahaay oo laguu sheegay
Raaxo: oke macaanka wax walbo waan kuu sheegayaa ee waa ino galabta
raaxo ayaa markii aay telfoonka isa saartay goaan satay in aayna u sheegin wixii dhacay cabas , ayada oo ka baqeysa in uu cabaas najmo u xanaaqo iyo wixii la midka ahaa
ugu danbeeyti raaxo ayaa goaansatay in aay barnaamij aan jirin u sheegto cabaas
wixii uu waqtiga socdaaba waxaa la soo gaaray xiligii la balamay oo qof waliba inta aay isa soo car fisay ayuu isa soo taagay goortii iyo goobtii lagu balamay
cabaas dhankiisa maalintas wuxuu aad u daneeynayay in uu ogaado bal waxa jira
cabaas : yarta maanta waad nuureeysaa
Raaxo: adigaba sidoo kale macaanka ee horay u soo gal ,, maanta nasiibka ayaa naga batay oo guriga wax jooga malahan oo cida o dhan waa maqan yihiin
Cabaas: woow , haye aniga nin wax ka dhiman yihiin baan ahay , bal soo daa wixii jira
Raaxo oo dareentay uu cabaas war ka sugayo ayaa ku dhahay , macaanka bal xooga is daji oo xooga aan nasano ,, markaas ka dib ayaan ku sheegayaa wixii
dhoowr daqiiqo ka dib raaxo ayaa bilaawday in aay cabaas u sheegto beentii aay u diyaarisay si aay u kala ilaaliso cabaas iyo Najmo
Raaxo: macaanka , najmo wax qalad ah ma eeysan i sheegin oo waxeey igu dhahday oo kaliya in aad tahay wiil aan isku fiicanahay , mana noo wanaagsana in uu xiriir na dhax maro
sababto ah waxaa dhici karto in aan isku dhacno markaasina , walaaltinimadiina ayaa meesha ka baxi karto  
ayadane waxeey igula talisay in aan waxa jiro oo dhan adiga kaala tashado oo aan goaano adag meel wada dhigano
si aan u xiqiijino in aan nahay dad aay wax daacad ka yihiin , ee macaanka iga ongoloow codsigaas
cabaas: haye maxaad goaan satay marka ?
Raaxo: wax aan goaan saday ma jiraan oo aan aheyn in aan wixi jira isku sheegno
Cabaas: dabcan daraad waxaan kaa dareemyay is badal weyn , hadane si kale baad u hadleeysaa
Raaxo: macaanka daraad hadaladiii Najmo ayaa iga buuxay , balse hada waxaas oo dhan waan iska saaray , hadane waxaan rabaa in aan balamihii aan kaa qaaday oo aan aan xaqiijiyo ,, i love u
cabaas :oke , balse
 


asp hit counter
hidden hit counter
Maak een gratis website Webnode