Waa qisadii xanuunka iyo maragada badneeyd ee………waa tuma? waa tii? waa tee? Waa WALIGEY ISMAAN ORAN WADNAHAY KU ISTAAJIN

 

Qebta 1


 

Waa qisadii xanuunka iyo maragada badneeyd ee………waa tuma? waa tii? waa tee? Waa WALIGEY ISMAAN ORAN WADNAHAY KU ISTAAJIN
Waa maalinimo sabti ah saacadana cagageeyneeyso 9.00 subax nimo waxa lagu  jiraa xisadii  kimistriga oo uu dhigayay al ustaad CUABDULLAHI KIMIKO fasalka B1 ee ALFAJRI SIKUUL waxa soo dhaw soo dhaw xiligii loo fadhisan lahaa imtixaankii ugu danbeyay ee dugsiga sare qof waliba waxeey ka fikirsantahay waxa aay sameyn laheyd imtixaanka ka dib saalim waxaa murugtisa ugu badan aay tahay.


 

Hadii uu iskulki dhamaado sidee baad ku heli kartaa samaantha?
markii aay dhamatay xisadii kimistiriga aheyd waxa loo so baxay breek
saalim waxaa uu taagan yahay baarka wax laga eebsado waxoow gadaashiisa ka arkay samantha  o waxa dhax maray shekadan gaaban.


 

saalim: salaam sare ka dib waxaan goaansaday in aad iga hormarto marka maxaad ka qabtaa
 


 

samaantha:wad mahadsantahay walaal
 


 

saalim: walal waxaan goaan saday in aan ku hor mariyo marka welcom
 


 

samaantha: ok walaal laakin sidaan oo dhan miyaad u fiicneyd saalim oo aad u dabecad wanaagsaneyd
 


 

saalim: wanaaga iyo xushamada waa wax aan adiga ka baranay sister
ayada oo shekada mareeyso meel xiiso leh ayaa yarkii ka shaqeynayay baarka ku yiri
maxaan kaa ibiya walaal  sheekadii sidii baaa aay ku qasantahay o samaanta halkeedii bay ka sii socotay 
 
fasalki baa lagu so noqday oo shekadi Samantha iyo saalim waxeey ku so idlaatay indho iska eegid oo kaliya
 
saalim waxaa niyadiisa ka bixi waaysay hees uu ku luqeyay al fanaan  LAFOOLE oo aheyd
 


 

Qurux badanidaayee
Qiimo weeynidaayee
Qalbiguna ku jecelaa


 

Qawlkaadu waa dahab
Aan la quurikarininee
Ala qaalisanidaa


 

Kaa doortay Qayrkaa
Laabteeydaan kugu qoray
Ila qaybso noloshoo
Kalgaceeylka ila qaad


 

Ala qumanidaayee
Qaayo weeynidaayee
Ma qof kula midaa jira
 
Dhowr isbuuc ka dib samaantha iyo saalim waxeey iskaga horyimideen makatabada iskuulka horteeda waxaa sheekada bilaaway saalim oo leh
Saalim : subax wanaagsan walaal , xaalka wa side ?
Samaantha; waa heer sare walaal ee xaged ka baxday maba lagu arkin malmahan e
Saalim haa waa sax oo waxaan ku jiray cilmi baaris aan caadi aheyn
Samantha: oo maxey tahay cilmo barista aad xiligaan bilaawday maxaadne baareeysaa aan kula bari hadeeyba tahay waxa jira
 
Saalim: haa waxaan baaritaan ugu jiraa qof aan dunida ka calmaday qaabki aan ku heli laha iyo waliba  taarikhdeeda oo dhan
 
Samaantha: waa tuma qofka aad baaritanka intaas dhan madaxeeda u gashay
 
Saalim: qof dheer mahan ee waaa samaatha o waqtigan hada la taganyahay i hortaagan
 
Samaantha: wagar oo miyaad so ogaatay hee wixii aad baadi gobka ugu jirtay 
 
Saalim : haa o waxbadan baan so ogaday inta harsane manta ayaanba rajeynayaa in aan heli doonto insha allah
 
Samaantha: walaal waxaa tahay wil cajib ah maktabada ayaan si rabaa oo markale ayaan shekeysaneyna insha allah hadane qeyr baan ku dhaafay
 
Saalim: maxaad ka qabtaa hadaan kaa so waco taleefankaada
 
Samaantha: waxba ka maqabo marka is maqal danbe
 
Saalim wuxuu goaan ku gaaray in uu baadi u goob u galo qaabkii u ku heli lahaa talefankii samatha durba waxa niyadiisa ku soo dhacay saxibkis SHAATAA oo ahaa wiil inta badan gabdhaha iskulka aay isku fiicnayen oo dubadiiba wuxuu raadis u galay shaataa oo waxa dhaxmartay shekadan shaataa o leh
Shaataa: waraa saalim galabta miyaadan imaaneyn garoonka teeri waxaan la ciyaari rabna kalaaska  B2
Saalim: haa waan imanayaa balse arin baa rabay in aad I xaliso ee ka waran hee
Shaataa: waaaaw oo arin nuucee ah , waxaadba igula egtahay nin wax adag ka maqan yihiin maanta
Saalim: haa oo waxaa iga maqan qaabki aan ku qaban lahaa samaantha
Shaataa: waa arin culus waana ku hayaa talefankeda gacanta iyo kan guriga balse adigane waa in aadan is daadin oo adan iga dhigin nin xun marka success
Saalim: maya sxb insha allah waa hagaaagee e bal horta isii  isii telfoonkeeda
 
Saalim sidi baa lagu siyay taleefankii durbane wuxu gada galay qaabkii u ku wici lahaa
 
Samaantha iyo saalim waxaa dhax martay sheekadaan
La soco qeybta kale sabtida so socdo
waxaa kuu soo  diyaariyay qoraaga da’da yare e MOHAMED ABDI ADEN
Wixii talo ahne waxaad inoogu so diri kartaan  saalim888@hotmail.com


asp hit counter
hidden hit counter
Maak een gratis website Webnode